Cali Guudlaawe oo la kulmay Qaar kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka ee Hirshabeelle.   Madaxweynaha oo kulankaan ay ku wehliyeen Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Xasan Cusmaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta.   Madaxweynaha ayaa … Continue reading Cali Guudlaawe oo la kulmay Qaar kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)